Hadhwanaag Mall waxa kuugu diyaara nooc kasta oo meherad ah oo aad u baahan-tahay isla markaana qiimo jaban
Waxa aad naga helaysaa qolol ku haboon ganacsiga nooc kasta oo uu yahay
Mall-ka waxa ku yaala bangiyo , travel agencies iyo meherado kale oo kuu qabanaya adeegyada Digital ka ah.
Hadhwanaag mall waxa uu leeyahay parking aad dhigan-kartid baabuurkaaga marka aad adeegsanysid
Sood dhowayn heer sare ah sida helid meel aad gaadhigaaga dhigatid
kudhowaad 200 oo meheradood oo aad ka helaysid waxkasta oo aad ubaahan-tahay
Adeego oo naga tag adiga oo faraxsan noona soo noqo